Waxaa sake wabarigii isbitaal digfeer ku geeriyoday Alle ha u naxariistee Gudoomiyahii ciyaaraha dagmada waabari Mahad maxamuud ahmed (boorow)
Mahad ayaa u geeriyooday dhawac kasoo garay rasaas oo ku furay askari ka tirsan ciidanka dowlada oo la shegay in uu qilaaf shalay soo dhex galay xili lagu sugnaa goob kubada cagta lagu dheelo hayeshee askari ayaa la sheegay in gurigiisa uu ku weraray gudoomiyaha xiligii anfurka
Ilaa hada ma jirto wax waraa oo kasoo baxay lamaha amniga dowlada oo ay kaga hadleyso dilkaasi iyo in gacanta lagu dhigay askarigii dilka geystay
Dhinaca kalana mamulka degmada waberi oo aan xiriir la sameynay ayaa dal baday in cadaalada la waa fajiyo askarigii dilka u geystay gudoomiye borow

