Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay xirtay akoono lacago ugu keyd Sanaa Al-Shabaab

0

warsaxafadeed  kasoo baxay Wasaaradda warfaafinta dowlada federalka ee soomaliya  ayaa lagu  sheegay in ilaa 7 malyan oo dollar laga xanibay alshabab sidoo kale waxa ay shegeen in ay xireen  670  telefano lambaro ah iyo 110 akoono lacago ku jireen kaasi oo ay dowlada shegtay in lacagaasi laga qaday ganacsatada somaliyeed

 

qoraalka kasoo baxay dowlada ayaa lagu shegay in arinkaan looga jawabayo hadalka madaxweynaha soomaliya xasan shikh ee ahaa in alshabab lagala dagaalamo dhinacyo badan oo qeyb ka tahay dhaqaalaha alshahab hesho

 

dhica kalana wasiir ku xigeenka warfaafinta soomaliya cabdirahman yusuf al cadala ayaa shegay inuu meel wanagsan marayo dagaalka dhanka dhaqalaha ee alshabab wasiirka ayaana yiri Si Wanaagsan ayuu u socdaa Dagaalka dhanka Dhaqaalaha ee Khawaarijta lagu Cuna qabataynayo

Talaabooyinkii ugu danbeeyay waxaa kagu xannibay 7Milyan oo Doolar oo Khawaarijta lala xiriirinayo, waxaa la xanibay 670 Taleefan oo Khawaarijtau lacag ku uruursanaysay iyo 110 Accounts-ka ganacsiga (Merchant Accounts)

 

Si kastaba hanoqotee maalmihii ugu danbeyay waxaa sii kordhayay dhaqdhaaqa ka dhan ah alshabab ee ay waday dowlada soomaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here