Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa manta shaaciyay in uu isbeddel ku sameeyay hoggaanka maamulka gobalka Shabeellada Dhexe isaga oona xilkii ka qaday gudoomiye axmed meyre makaran waxana xilkaasi loo magacabay maxamed maxamuud nuur
Xilka qadistaan oo lagu daabacay baraha bulshada ee madaxtoyada hiishabeele ilaa hada si rasmi ah looma cadeyn sababta keentay xilka qadistaan waxeesa kusoo beegmeysaa xili dhawaan jowhar uu kusoo dhamaday shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.
Dhica kalana maalmihii danbe jowhar ayaa waxa ay martigalineysay kulamo kala duwan oo looga hadlayay arimaha hiirshabele xili ay jirto xalado siyasaded oo ka tagan laba gobo lee mamulkaasi hirshabele waxaana geesta kala jirin wax waraa oo kazoo baxay gudoomiyaha xilka laga qaday axmed faal oo sanado badan xilkaasi hayay


