Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Amartay in Lasoo Xiro Eedeysane Siid-Cali Macallin Daauud

0

Guddoomiyaha Maxkamada G/Banaadir ayaa amar degdeg ah ku bixiyay soo qabashada & horkeenista Maxkamada eedeysanaha baxsadka ah ee Siid-Cali Macallin Daauud ee diley xaaskiisa Luul C/Caziiz Maxamed .

G/Maxkamada G/Banaadir Saalax Cali Maxamed ayaa amar si gaar ah amar ugu siiyay hay’ada baarista dembiyada ee CID inay si dhaqso ah u horkeento Maxkamada baxsadka qaatilka ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here