Guddoomiyaha Maxkamada G/Banaadir ayaa amar degdeg ah ku bixiyay soo qabashada & horkeenista Maxkamada eedeysanaha baxsadka ah ee Siid-Cali Macallin Daauud ee diley xaaskiisa Luul C/Caziiz Maxamed .
G/Maxkamada G/Banaadir Saalax Cali Maxamed ayaa amar si gaar ah amar ugu siiyay hay’ada baarista dembiyada ee CID inay si dhaqso ah u horkeento Maxkamada baxsadka qaatilka ah.


