Baarlamanada dowlad goboleedyada oo diiday casuumad Ugu Timid gudoonada labada aqal

0

Baarlamanada dowlad goboleedyada dalka marlaga reebo Puntland ayaa diiday casuumad ka timid gudoonada labada aqal ee Baarlamanka Somalia.

 

Kulan ay ku yeesheen Muqdisho Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 3-4 Decembar 2023 ayaa waxay ku eedeeyeen baarlamanka Somalia inuu uga baxay heshiiyo iyo balamo ay horey u wada galeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here