Wararka Wasaaradda Gaashaandhiga oo Ka Hadashay Dhacdadii Ka Garoonka Jowhar By Radio Simba - Kasım 5, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa lagu sheegay in wasaaraddu ka xun-tahay dhacdadii ka dhacday nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar. Halka hoose ka Akhriso:-