Qoraal kasoo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay in Somaliland ay qorshaynayso dagaalo ay ka fuliso deegaanada SSC.
Qoraalkan oo jawaab u ah qoraal ay daraad xukuumada Somaliland ku sheegtay in ay ogaatay in boqolaal dagaalyahan oo argagixiso ah ay Laascaanood soo galeen, ayaa lagu sheegay in Somaliland ay hadalkeeda ugu gogol xaadhayso weeraro cusub.


