Dowladda oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay 27 Ka Tirsanaa Al-shabaab

0

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Beerta Sheekhow oo 16-KM qiyaastii u jirta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

27 ka tirsan Shabaab ayaa la dilay ka dib markii la ogaaday inay isku aruursanayeen deegaankaasi,iyadoo Sidoo kale Howlgalkaasi lagu burburiyay saanad Ciidan iyo fariisimihii shabaab ee ku yaalay halkaas.

Dhinaca kale ilaa iyo Shan ka tiran shabaab ayaa lagu dilay howlgal qayb ka ahaa Howlgalka sifaynta Jiinka wabiga oo ka dhacay deegaanka Basra.

Ciidanka Qaranka , dadka deegaanka iyo Saaxiibada caalamka ayaa ogaaday Rag shabaab  ah oo doonayay inay arbushaan ciidanka kuwaas oo lagu laayay halkii ay isku abaabulayeen

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Beerta Sheekhow oo 16-KM qiyaastii u jirta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

27 ka tirsan Khawaarijta ayaa la dilay ka dib markii la ogaaday inay isku aruursanayeen deegaankaasi,iyadoo Sidoo kale Howlgalkaasi lagu burburiyay saanad Ciidan iyo fariisimihii shabaab ee ku yaalay halkaas.

Dhinaca kale ilaa iyo Shan ka tiran shabaab ayaa lagu dilay howlgal qayb ka ahaa Howlgalka sifaynta Jiinka wabiga oo ka dhacay deegaanka Basra.

Ciidanka Qaranka , dadka deegaanka iyo Saaxiibada caalamka ayaa ogaaday rag khawaarij ah oo doonayay inay arbushaan ciidanka kuwaas oo lagu laayay halkii ay isku abaabulayeen

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here