Somaliland oo Ka Hadashay Guuldaraddda Dagaalka Magaaladda Laascaanood

0

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ciidankeedu uu amar kaga soo baxay saldhigyadii uu ku lahaa duleedka Laascaanood.

Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay istiraatijiyad ciidan kaga soo baxeen xeradii Goojacadde.

“Waxaanu ogaysiinayna shacabka Jamhuuriyada Somaliland in maanta oo taariikhdu tahay 25,8,2023, uu ciidanka qaranku kasoo baxay fadhiisinadii uu kaga sugnaa bariga gobolka Sool, istiraatajiyad ciidan awgeed”.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here