Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland Ee (PEC)
Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku magacaabey saddex xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC.


