Wasiirka Maaliyada XFS oo Ka Laabtay Shaqo Joojinta Laba Xubnood

0

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojin uu ku sameeyay labo kamid ah agaasimayaasha wasaaradda maaliyadda, kuwaas oo kala ah, agaasimaha dakhliga iyo xisaabiyaha guud.

Labadan masuul ayuu horey wasiirka maaliyadda shaqada uga joojiyay sababa la xiriira eedeymo maamul xumo oo loosoo jeediyay. Wasiirku ma sheegin sababta keentay inuu ka laabto go’aankiisii hore.

Hase ahaatee, wasiirka maaliyaddu wuxuu tilmaamay inuu xeeriyay labada agaasime oo shaqada ku cusub ayna tahay qaladkii ugu horreeyay oo ay galaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here