Puntland oo ka Hor Timid Magacaabista Ergay Wada-hadalka Somaliya iyo SL

0

Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn colaadda ka taagan magaalada Laascaanood.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oowarbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Ciidamada Puntland ay qayb ka yihiin dagaalkaas.

“Waxaan ku celinaynaa in Puntland aysan wax lug ah ku lahayn dagaalkaas ay shacabku isaga difaacayaan xasuuqa maamulka Somaliland ka wadaan Laascaanood”ayuu yiri Maxamuud Caydiid.

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayas sidoo kale jabhad argagixiso ah ku tilmaamay Somaliland waxaana uu ka hortimid ergay gaar ah oo madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay arrimaha Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here