Odayaasha Gobolka Sool oo Ka Hadlay Magacaabista Ergeyga Wada-hadalka

0

War- saxaafadeed kasoo baxay SSC-Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo uu Ergeyga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddiga odayaasha SSC Khaatumo ayaa lagu bohgaadiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud dedaallada uu ku bixinayo sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somaliland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here