Axmed Madoobe oo Muddo Kordhin u Sameeyay Guddi Loo Xilsaaray Dastuurka

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG JFS ee horay ay u magacaawday Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka u kordhiyay muddada si ay talabixintooda u soo gudbiyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here