Taliska Ciidamadda Komaandooska Puntland oo Ku Baaqay in La joojiyo Doorashadda

0
Taliska ciidamada Komaandooska Puntland oo qoraal deg-deg ah ka soo saarey qalalaasaha siyaasadeed ee Puntland.
Taliska ayaa ku sheegey qoraalkaan in la joojiyo diwaan galin doorashada golaha deganaka ee lagu muransan yahay halka dhinaca kale ku baaqeen in dhinacyada siyaasada Puntland wadahadal degdeg ah isugu yimadaan.
No photo description available.
” width=”18″ height=”18″ />
All reactions:

149

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here