Taliska ciidamada Komaandooska Puntland oo qoraal deg-deg ah ka soo saarey qalalaasaha siyaasadeed ee Puntland.
Taliska ayaa ku sheegey qoraalkaan in la joojiyo diwaan galin doorashada golaha deganaka ee lagu muransan yahay halka dhinaca kale ku baaqeen in dhinacyada siyaasada Puntland wadahadal degdeg ah isugu yimadaan.

All reactions:
149

