Wada-hadalo u dhaxeeya Dowlada Somalia iyo  Somaliland ayaa Lagu Wadaa in ay ka Furmaan Magaalada Ankara

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya In ay socoto qaban-qaabadii ugu dambeysay oo ku aadan kulan wadahadal oo dhaxmari doono Maamulka Somali-land iyo dowlada dhexe ee Soomaliya

Waxaa Magaalada Ankara Gaaray saacidihii dambe ee Maanta oo arbaco ah wafuud ka kala socoto Maamulka Gooni- isutaaga soomali-land iyo dowlada dhexe ee soomaliya oo mar kale kuwada Hadli doono Magaalada Ankara ee dalka Turkiga

Arimaha ugu badan ay Somali-land ka Cabanayso ayaa ah arinta ku adan in Hawada soomaliya laga Maamulo Magaalada muqdisho ee caasimada soomaliya xili xarun laga Maamuli doono hawada soomaliya uu dhagax dhigay Raisulwasaaraha dowlada soomaliya cumar C/rashiid cali sharmarke todobaadkaan Gudihiisa

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here