Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Fal ay Ku Kaceyn Al-shabaab

0

Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay talaabo ay  Al-shabaabkii ka baxay degmada Aadan yabaal ku laayeen raggii kaga dhaawacmay dagaalka ay la galeen ciidamada DF.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada warfaafinta ayey ku sheegtay in Al-Shabaab ay dhameystireen in ka badan 100 dagaalyahan oo kaga dhaawacmay dagaalkii Aadan Yabaal ayna ku aaseen Xabaal wadareed, iyadoo dowladu xustay in dhalinyaradaas la qalday ay heli lahaayeen daaweyn iyo daryeel Caafimaad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here