Ciidamadda Dowladda oo Qabtay Gaari Dameer Qarax Lagu Soo Raray

0

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaaladda Baladweyne ku qabtay gaari Dameer lagu soo raray waxyaabaha qarxa.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaaladda Baledweyn ayaa sheegay in ay heleen xogta qaraxan lagu soo raray gaari dameerka, waxa ayna sheegeen in ciidamada fashiliyeen qaraxaasi kahor inta aan la gaarsiin bartilmaameedkii loo waday.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaarigan qorshuhu ahaa in lagu weeraro saldhig ciidanka dowladda ku leeyihiin deegaanka Baardheere oo magaalada Baladweyne Koonfur ka xigo qiyaastii 20KM Magaaladda.

Al-shabaab ayaa inta badan lagu eedeeyaa falalka noocaan oo kala ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here