Xoghayihii Guud ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdikariin Buux oo Iscasilay

0

Xoghayihii Guud ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdikariin Buux ayaa iska Casilay Xilkii Xoghayaha Golaha shacabka.

Golaha Guddiyada joogtada ayuu ka sheegay Cabdikariin in uu iska Casilay Xilkii Xoghayaha Golaha Shacabka.

Waxaa xilkaan loo magacaabay Wasiiru Dowlihii Hore ee Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaiya C.raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri).

Sababaha iscasilaada Buux ayaa lagu sheegay Khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here