Wararka Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Caafimaadka By Radio Simba - Eylül 25, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii caafimaadka ee Hirshabeelle kadib markii sida uu sheegay uu diiday fulinta amarkiisa islamarkaana uu geystay ku takri-fal awoodeed.