Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Caafimaadka

0

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii caafimaadka ee Hirshabeelle kadib markii sida uu sheegay uu diiday fulinta amarkiisa islamarkaana uu geystay ku takri-fal awoodeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here