Ciidamadda Gor-gor oo Howlgal Ku Dilay Sarkaal Shabaab ahaa iyo 14-xubnood

0

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku qaaday ku Fariisimo Al-shabaab ay ku lahayeen Gobolka Shabellaha Hoose.

Kumaandooska Gor-gor ayaa Howlgalka ku dilay ku dhawaad 14  Al-shabaab iyo Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa degaannada Bariire, Tooratorow,Reeydabley iyo Rayaqle.

Ciidanka ayaa ku guuleestay in ay dhamaan bur-buriyaan goobihii Al-shabaab ay ku lahayeen degaannadaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here