Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Xiriirkii U Jaray Tan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

0

Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa shaaciyay inay gebi ahaanba joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here