Wararka Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Xiriirkii U Jaray Tan Dowladda Federaalka Soomaaliya. By Radio Simba - Ağustos 31, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa shaaciyay inay gebi ahaanba joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.