Mareykanka oo u Hanjabay dadkii Soo Maleegay Weerarkii Xayaat Hoteel

0

Safaaradda Mareykanka oo si xooggan u cambaareysay weerarka Al-Shabaab ee Hotel Xayaat ayaa tacsi u dirtey ehelada dadka dhintey una rajeysay soo kabasho degdeg ah dhaawacyadda.

“Waxaan balanqaadeynaa in aan ku caawin doono Soomaaliya la xisaabtanka gacan ku dhiigleyaasha iyo db-udhiska, Illaa haatan waxaa nasoo gaarey dhaawacyadda 40 bukaan oo isugu jira qaar ay xaaladoodu culus tahay iyo kuwa  ay liidato,” ayuu yiri maamulka Isbitaalka Madiina ee Muqdisho “ayay ku tiri qoraal ay ku daabacdey barteeda Twitter-ka.

Arintaan ayaa imaanaysa xilli ay muddo 24-saac ah kasoo wareegatay tan iyo markii uu bilowdey weerarkan oo la rumeysan yahay in Al-shabaab ay muddo qorsheyneysay.

Ciidamadda si gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu waramay in ay la wareegeen howlgalka lagu soo afjarayo Hotel Xayaat kadib markii cutubyada uu Mareykanka tababaro ee Alpha Group ay ku guuldareysteen in ay soo afmeeraan kadib 20-saacadood.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here