Madaxii Hay’adda Socdaalka DFS ee Gobolka Mudug oo La Toogtay

0

Kooxo hubeysnaa ayaa xalay Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku toogtay Masuul ka tirsanaa Hay’adda Socdaalka Jinsiyadaha Dowladda federaalka Soomaaliya.

Mas’uulka la toogtay oo Hay’adda u qaabilsanaa Gobolka Mudug ayaa lagu ,magacaabi jirey Cilmi Cali Guuleed,waxaana la sheegay in Madaxa dhaawac uu kasoo gaaray.

Dhanka kale Laamaha amniga Puntland ayaa weli hadlin dilka iyo dhaawaca saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here