Raisulwasaare Rooble oo Guddi u Magacaabay xuska maalmaha xorriyadda 

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here