Wararka Raisulwasaare Rooble oo Guddi u Magacaabay xuska maalmaha xorriyadda By Radio Simba - Haziran 13, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.