Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada sare

0

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, waxaa uu la wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here