Wararka RW Rooble Oo Amar Culus Dul Dhigay Wasiirka Arrimaha Dibadda By Radio Simba - Mayıs 23, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar culus oo ku socda wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdi Siciid Muuse, xili dalka uu waayadan ku jiray xili kala guur ah.