Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoosta ka ka xariiqay sida ay uga go’an tahay in lasii wado dib u habeynta dhaqaalaha iyo qorshaha deyn cafinta.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligii Bangiga Adduunka u qabtay waxa ay ku guuleysatay in labo cisho ka hor la doorto Madaxweyne kadib markii la dhamaystirey dhismaha baarlamaanka Soomaaliya.



