Xasan Shiikh oo ka qeyb Kulan Loogu Hadlaayay Dib u Habeynta Dhaqaalaha Soomaaliya.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoosta ka ka xariiqay sida ay uga go’an tahay in lasii wado dib u habeynta dhaqaalaha iyo qorshaha deyn cafinta.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligii Bangiga Adduunka u qabtay waxa ay ku guuleysatay in labo cisho ka hor la doorto Madaxweyne kadib markii la dhamaystirey dhismaha baarlamaanka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here