Guddiga isku dhafaka ah ee doorashada ayaa soo saaray habraaca loo marayo sugida amniga doorashada madaxtinimo oo 15-ka bishan oo ku beegan maalinimada Axada ah ee todobaadka danbe.
Halkaan Hoose ka Akhriso abraaca loo marayo sugida amniga doorashada madaxtinimo.




