Gudoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Yeeshay saraakiisha sare ee howgalka ATMIS

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan deg deg la yeeshay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ay ka mid yihiin Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya  Lt. Gen Ndegeya Diomede, iyo  Brig. Gen. Keith Katungi oo ah Taliyaha Guud ee qaybta Sector One ee ciidanka ATMIS.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaqiijinta amniga dooraashada.

Guddoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ku booriyay inay gutaan waajibaadkooda shaqo mas’uuliyadda ka saaran ilaalinta Amniga doorashada.

Dhammaad

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here