Ciidamadda Ethopia oo Qaraxyo Lagula Eegtay Deegaan Ka Tirsan Baay

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo ciidamadda Ethopia ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS lagula eegtay deegaan katirsan gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya.

Qaraxyadda oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee Gobolka Baay ee Dowladd Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 askari ay ku dhinteen qaraxyada halka 1 askari uu dhaawac soo garay, dagaalyanannada Al Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qaraxyadda lala beegsaday ciidamadda Ethopia.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here