Weerar Lagu Dilay Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Weerar saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Weerar qorshaysan ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal katirsanaa ciidamada dowladda,wuxuuna weerarka ka dhacay Degmadda Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Taliyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jirey ali Xasan Mursal,wuxuuna ahaa taliye hurin,sida lagu sheegay warbahinta Shabaab.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Degmadda Janaale oo loogu hadlaayo weerarka lagu dilay sarkaalka ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here