Shiikh Aadan Madoobe oo La Kulmay Qeybaha Kala Duwan ee Ururadda Bulshada Rayidka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka oo kaalin mug leh dhib u dhiska dalka.
Kulanka ayaa looga hadlay kaalinta ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan arrimaha doorashada madaxweynaha dalka ee dhici doonta May 15, 2022.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku booriyey bulshada rayidka in ay kaalintooda horumarineed ay sii laba jibbaaraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here