Akhriso:-Aqalka Sare oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

0

Golaha Aqalka  sare  ee Barlamaanka Soomaaliya  ayaa Magacaabay  Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo ka kooban 17 xubnood oo isugu jira Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa ka shaqeyn doona qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha.
Xubnaha Guddiga ayaa isugu jira 10 xubnood oo ka socdo Golaha Shacabka iyo 6 xubnood oo ka socda Aqalka Sare, halka xubinta kalena uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu ka yimid.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here