Wararka Hirshabeell oo Shaacisay Doorashadda 11-Kursi oo Beledweyne Taalo By Radio Simba - Mart 2, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxa ay shaaciyeen jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.