Odayaasha iyo Bulshada Xulaysa Ergada 16 kursi ee Boosaaso oo La Shaaciyey.

0

Guddiga doorashooyinka Dowladd Goboledka Puntland ayaa shaaciyay Odayaasha iyo Bulshada xulaysa ergada 16 kursi ee Magaaladda Boosaaso lagu dooranayo.

Doorashadda kuraastaan ayaa dhacaysa 5-6 bishaan Maarso 2022.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here