Wararka Odayaasha iyo Bulshada Xulaysa Ergada 16 kursi ee Boosaaso oo La Shaaciyey. By Radio Simba - Mart 2, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga doorashooyinka Dowladd Goboledka Puntland ayaa shaaciyay Odayaasha iyo Bulshada xulaysa ergada 16 kursi ee Magaaladda Boosaaso lagu dooranayo. Doorashadda kuraastaan ayaa dhacaysa 5-6 bishaan Maarso 2022.