Galmudug oo Qabanaysa Doorashadda 3-Kursi Golaha Shacabka ah

0

Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiyadda xulista kuraasta HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo qabashada Doorashada kuraastaan.

Doorashadda kuraastaan ayaa Magaaladda Dhuusamareeb lagu qaban doonaa 25-ka bishaan February.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here