Wararka Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Fasaxay Kursigii Fahad Yaasiin Kusoo Baxay By Radio Simba - Şubat 23, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Gudiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa Sheegay in Habraacii loo Maray Doorashada Kuraas uu kamid yahay kii uu kusoo baxay Fahad Yaasiin ay yihiin sax lana fasaxay.