Shiikh Caan Ahaa oo Qarax Lagu Dilay Magaaladda Kismaayo

0

Alle ha u naxariiste waxaa magaaladda Kismaayo ku geeriyooday Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed.

Gaari uu la socday Shiikha oo qarax lagu xirey ayaa kula qarxay Magaaladda Kismaayo, wuxuunq shiikh ku gubtay gaarigii uu saarnaa.

Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa ahaa sheekh u taagnaa faafinta diinta iyo wacyigalinta dadkeenna, waqtigiisa inta badanna ku bixiyay fidinta diinta Islaamka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here