Guddiga Doorashooyinka Banaadiriga oo Shaaciyay Odayaasha Soo Xulaya Ergadda

0

Guddiga doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay odayaasha iyo bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 4-kursi.

Afarta kursi oo dhawaan la shaaciyay ayaa doorashooyinka lagu qaban doonaa dhawaan Magaaaladda Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here