Wararka Guddiga Doorashooyinka Banaadiriga oo Shaaciyay Odayaasha Soo Xulaya Ergadda By Radio Simba - Şubat 19, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay odayaasha iyo bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 4-kursi. Afarta kursi oo dhawaan la shaaciyay ayaa doorashooyinka lagu qaban doonaa dhawaan Magaaaladda Muqdisho.