Shir ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan Baarlamaanka Dowlada Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho ka dhacda deegaan doorashada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland iyo caqabadaha hor taagan.




