Magaaladda Baraawe ee Caasimadda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta lagu qabanayaa wajiga koowaad ee doorashadda Xildhibaanadda Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Kuraasta maanta lagu dooranayo Magaaladda jowhar ayaa kala ah Hop 165 Hop44,Hop161 Hop 152,Hop 016,Hop 151,Hop 153.
Wajiga labaad ee doorashadda ayaa maalinta bari ah lagu qaban doonaa Magaaladda Baraawe sida ku cad jadwalka doorashadda ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal.
Kuraasta taala magaaladda Baraawe,waxaa laga reebay Xildhibaano sanado badan ka Tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,waxaana kamid ah Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

